Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Guddoomiyaha aqalka Sare ee Somalia & dhigiisa Kenya? (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kulan ku yeeshay  Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Aqalka senate-ka Kenya Senator Kennedy Lusaka. Guddoomiye Cabdi Xaashi, ayaa dhiggiisa kaga mahad celiyay dowladda Kenya kaalmada iyo garab istaagga walaalahooda Soomaaliya gaar ahaan xilliyadii adkaa ee dalku ku jiray, waxaana labada … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Guddoomiyaha aqalka Sare ee Somalia & dhigiisa Kenya? (Daawo Sawirro)